joogso
Stop
istaag ama waan ku tooganayaa
Stop or I will shoot
amarkeena raac
Follow our orders
xabad ha ridin
Don't shoot
hubka dhiga
Put your weapons down
dhaqaaq
Move
halkan imoow
Come here
i soo daba soco
Follow me
halkan joog
Stay here
halkan igu sug
Wait here
ha dhaqaaqin
Do not move
joog halkaaga
Stay where you are
i soo raac
Come with me
ii gee __
Take me to __
aamus
Be quiet
tartiib
Slow down.
tartiib u dhaqaaq
Move slowly.
gacmaha madaxa saara
Hands up.
hoos u dhig gacmahaaga
Lower your hands.
dhulka seexo
Lie down.
caloosha dhulka dhig
Lie on your stomach.
kac
Get up.
is dhiib
Surrender.
maxbuus baad tahay
You are a prisoner.
waa inaan ku baarnnaa
We must search you.
dib u jeeso
Turn around.
horey u soco
Walk forward.
saf sameeya
Form a line.
hal-hal
One at a time.
adigaa ku xiga
You are next.
hadal ma jiro
No talking.
ha naga hor imaanin
Do not resist.
is deji
Calm down.
i sii
Give me.
ha taabanin
Do not touch.
ha ka bixinin
Do not remove.
ka fogoow
Keep away.
aan gudubnno
Let us pass.
ha baqin
Don't be frightened.
waad bixi kartaa
You can leave.
bax
Go.
guriga aad
Go home.
fur
Open.
xir
Close.
la soco
Beware.
ii keen
Bring me.
qaybi
Distribute.
buuxi
Fill
kor u qaad
Lift
ku shub
Pour into
dhig
Put
qaad
Take
rar
Load
deji
Unload
i caawin
Help me.
i tusi
Show me.
ii sheeg
Tell me.
madoow
black
bulug
blue
kafee
brown
boor boor
gray
cagaar
green
yaa waaye
who
waa ayo
who
waa maxay
what
goormee
when
xaggee
where
sababtu waa maxay
why
sidee
how
waxaan ahay
I am
waxaad tahay
you are
isaga waa
he is
iyada waa
she is
waxaan nahay
we are
waxay yihiin
they are
waan rabaa
I want
ma rabo
I do not want
dhaktar baan ahay
I am a doctor.
dhaktar ma ahi
I am not a doctor.
meeqa naagood ayaa joogta ?
How many women are there ?
meeqa nimood ayaa jooga ?
How many men are there ?
anigaa ku wadi doona
I am your escort
isagaa ku wadaya
He is your escort
iyadaa ku wadaysa
She is your escort
iyaga raac
Follow them
ayagaad raacaysaa
You will ride with them.
waa wiil
It's a boy.
waa gabar
It's a girl.
iyadu waxay doonaysaa inay wareeysiga joojiso
She would like to stop this interview.
isagu waxa uu doonayaa inuu joojiyo wareeysiga
He would like to stop this interview.
beri
tomorrow
labo casho
in two days
sadex casho
in three days
sitimaanka danbe
next week
bisha danbe
next month
ku dar
plus
ka jar
minus
ka badan
more than
ka yar
less than
qiyaas ahaan
approximately
eber
zero
hal
one
laba
two
seddex
three
afar
four
shan
five
lix
six
todoba
seven
sideed
eight
sagaal
nine
toban
ten
kow iyo toban
eleven
laba iyo toban
twelve
sedex iyo toban
thirteen
afar iyo toban
fourteen
shan iyo toban
fifteen
lix iyo toban
sixteen
todoba iyo toban
seventeen
sideed iyo toban
eighteen
sagaal iyo toban
nineteen
labaatan
twenty
soddon
thirty
afartan
forty
konton
fifty
lixdan
sixty
todobaatan
seventy
sideetan
eighty
sagaashan
ninety
boqol
hundred
kun
thousand
toban kun
ten thousand
boqol kun
hundred thousand
hal milyan
million
kowaad
first
labaad
second
sedexaad
third
inta
here
xagga
there
midig u leexo
turn right
bidix u leexo
turn left
midigta u leexo
turn to the right
bidixda u leexo
turn to the left
aad tooskaaga
go straight
woqooyiga aad
go to the north
bariga aad
go to the east
galbeedka aad
go to the west
koonfurta aad
go to the south
waxaa jirta xanibaad nagu soo fool leh
There is an obstacle in our way.
ceelkee ugu dhow halkaan ?
Where is the nearest well ?
magaaladee ugu dhow halkaan ?
Where is the nearest town ?
xaggee isbitaal noogu dhow ?
Where is the nearest hospital ?
xaggee taleefan ugu dhow ?
Where is the nearest telephone ?
eyraboorkee ugu dhow halkaan ?
Where is the nearest airport ?
lugahaaga is dhaafi !
Cross your legs.
jilbaha dhulka dhig !
Kneel !
dhagso !
Hurry !
ha baqin !
Do not be afraid !
ha cabsan !
Do not be afraid !
ha ooyin !
Do not cry !
magacaygu waa __
My name is __
waad ku mahad santahay kaalmadaada
Thank you for your help.
waan ku farax sanahay la kulan kaaga
I'm pleased to meet you.
sideed tahay ?
How are you ?
waan wanaagsan ahay, mahadsanid, adigana ?
I'm fine, thanks, and you ?
shaqadaada waa maxay ?
What is your job ?
iga raali ahow
Excuse me.
waan ka xumahay
I'm sorry.
muddo intee la eg ayaad ku noolayd Mogadishu ?
How long have you lived at Mogadishu ?
imissa sano baad jirtaa ?
How old are you ?
diintee baad haysataa ?
What is your religion ?
xaas miyaad tahay?
Are you married ?
caruur miyaad leedahay ?
Do you have any children ?
ma waxaa jira wax xanuunka wanaajiya ?
Does anything make the pain better?
waad ku mahadsan tahay wada shaqeeyntaada
Thanks for your cooperation.
waad ku mahadsan tahay wax fahamkaada
Thanks for your understanding.
magacaa ?
What's your name ?
xaas ma leedahay ?
Are you married (asking a man) ?
ma lagu qabaa ?
Are you married (asking a woman) ?
ma xaas baad tahay ?
Are you married (asking a woman) ?
meeqa carruur ah baad leedahay ?
How many children do you have ?
meeqaad jirtaa
How old are you ?
goormeed dhalatay ?
When is your birthday ?
immisa jir baad tahay ?
How many years old are you ?
xaggee ku dhalatay ?
What is your place of birth ?
maxaad ka shaqaysaa ?
What is your occupation ?
shaqadaadu maxay tahay ?
What is your occupation ?
xaggee ku nooshahay ?
Where do you live ?
waa maxay magacaadu?
What is your name?
haa
yes
maya
no
waa laga yaabaa
maybe
ingriis miyaad ku hadashaa ?
Do you speak English ?
soomaali kuma hadlo
I do not speak Somali.
waa yahay
OK
ku soo celi !
Say again !
sax
correct
khalad
wrong
ma ogi
I don't know.
gudbiyahaaga baa xanibnaa
Your transmission was blocked.
maan fahmin
I did not understand.
tartiib u hadal !
Speak slowly !
miyaad fahantay ?
Do you understand ?
maxaa dhacay ?
What happened ?
waxaa na haysto mashaakil
We have a problem.
anigu waxaan kuu sheegi karaa waxa aan ogahay kaliy
I can only tell you what I know.
anigu ma ahi qofka u hadla xafiiskan
I am not an official spokesperson.
fadlan su'aasha ma ii weeydiin kartaa hab kale ?
Could you please ask the question in a different way ?
fadlan ma isticmaali kartaa luqad intaas ka sahlan ?
Could you please use simpler language ?
waa maxay su'aashaadu ?
What is your question ?
sabab nabadgelyo daraadeed, anigu kama jawaabi karo su'aashaas
For security reasons, I cannot address this question.
midaasi waa su'aal kale; waxaa laga yaaba inaad waqti u hesho hadhoow
That is a separate question; there may be time to address it later.
jawaab ma lahan
No comment.
anigu waxaan jecelahay inaan joojiyo wareeysiga
I would like to stop this interview.
anigu uma qalmo inaan su'aashaas ka jawaabo
I am not qualified to answer that question.
anigu ka jawaabi maayo su'aashaas
I will not answer this question.
anigu wax jawaab ah ma hayo xilligan xaadirkaa
I have no answer at this time.
anigu waan ka xumahay laakiin waa inaad sugtaa warbixinta
I am sorry but you have to wait for the report.
waxaa dhacay shil
There was an incident.
talaabada ku haboon ayaanu qaadi doonaa
Appropriate action will be taken.
shilka hada waa la baarayaa
The incident is under investigation.
qofna af ingiriisi ma ku hadlaa ?
Does anyone speak English ?
qofna af ingiriisi ma yaqaan ?
Does anyone know English ?
taleefan ma leh
There isn't any telephone.
maxaa af soomali lagu yiraahdaa __ ?
How do you say __ in Somali ?
aad baad u xanuunsan tahay
You are very sick.
indhahaaga fur !
Open your eyes !
kofidada difaca ha kuugu jiro
Keep your helmet on.
waa in adiga oo dhan lagu dhaqo
You will need to be completely washed.
imissa nalaga rabaa ?
How much do we owe ?
waa meeqa lacagta aad wadato ?
How much money are you carrying ?
waan kaa caawini doonaa labis is ka bixintaada
I will help you undress.
uur miyaad leedahay ?
Are you pregnant?
fadlan far-taada noogu fiiq !
Please demonstrate using your fingers !
miyaad istic maashaa kaniiniyo dhalmada joojinaya ?
Do you use pills for birth control ?
ii ogoloow in aan soo galo aa gaaga !
Permit me to enter your control zone !
wax sharci daro ah miyaad qarinaysaa ?
Are you hiding anything illegal ?
ma u malaynaysaa inay qatar yihiin ?
Do you think it's dangerous ?
waxaanu doonaynaa inaanu baarno warshada caanaha
We need to inspect the dairy plant.
waxaanu doonaynaa inaanu baarno meesha xoolaha lagu qalo nadaafadeeda
We need to inspect the slaughterhouse for sanitation.
waxaanu doonaynaa inaanu baarno meesha rootiga lagu dubo nadaafadeeda
We need to inspect the bakery for sanitation.
waxaad u baahan tahay in aad seexato in la mid ah intuu cunugaagu seexdo
You need to sleep as much as the child does.
hadii aad u baahan tahay qaliin, calooshaada waa inay eber ahaataa
If you need surgery, your stomach must be empty.
ha dhaqaaqin hadii kale, ciidamada badda way ku dilayaan
Do not move or the Marines will kill you.
ciidamada badda waxay halkan u yimaadeen inay idiin caawiyaan
Marines are here to help you.
waxaanu maqalnay in ay dhibaato ka jirto qashinka musqulaha deriskaan meesha uu iskugu tago
We've heard that there have been some problems with sewage in this neighborhood.
waxaanu sameeynaynaa wax kasta oo aanu nafta kubad baadin karno
We are doing everything we can to save lives.
tilmaan xanuunka markaad ku cabirtid hal ilaa toban
Describe the pain on a scale from 1 to 10.
ciidamada badda loo ma ogola inay khamri cabaan
The Marines are not permitted to drink alcohol.
ciidamada badda loo ma ogola inay cunto iibsadaan
The Marines are not permitted to buy food.
imisa qof baa saaran markabkan ?
How many men are on this ship ?
hoggaamiyahaagu yuu yahay ?
Who is your leader ?
yaa madax kuu ah ?
Who is your boss ?
yaa hoggaamiye ku ah ?
Who is your boss ?
qabiilkaa ?
What tribe do you belong to ?
miyaad haysataa hubka sida xun wax u gumaada ?
Do you have weapons of mass destruction ?
ciidamada bada
Marines or Navy
dhakhtar baab u baahannahey !
We need a doctor !
cunugaaga wuu jiran yahay
Your child is sick.
madax isku buuqsan
confusion inside your head
codad madaxa ka yeeraayo
voices inside your head
dhig qoriga !
Drop your gun !
ha cararin !
Don't run !
hub ma sidataa ?
Are you carrying weapons ?
keen qoriga !
Give (me) the gun !
ma cid baad u dagaallameysaa ?
Are you fighting for anyone ?
masaska halkaan khatar miyaa ?
Are the snakes here dangerous ?
wax war ah oo na caawinaya ma haysaa ?
Do you have any information that can help us ?
waa inaad timahaaga dhaqdaa maalin walbaa
You must wash your hair everyday.
waa inaan duugnaa iyada
We must bury her.
ma baddaan ku duugnaa isaga ?
May we bury him at sea ?
danab sare
high voltage
fooltis sare
high voltage
kiniinigan biyuhuu jeermiga ka dilaa si loo cabbo
These pills will kill the germs in the water so it can be drunk.